Monday, May 26, 2025
HomeAll News100 Arday oo ka Qalin-Jabisay Madarso Qur'aan oo ku Taalla Kuunyo Barrow.

100 Arday oo ka Qalin-Jabisay Madarso Qur’aan oo ku Taalla Kuunyo Barrow.[WARBIXIN]

Waa munaasabad aad u qurux badan oo si weyn la soo agaasimay, waxaana ku qalin jebinaya arday dhameysay barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo sidoo kale kuwa xaqiijiyay Tasxiixa Qur’aanka Kariimka.

Munaasabadan waxay ka dhacday magaalada Kuunyo Barrow ee wilaayada Islaamiga Shabeellaha Hoose, waxaana qabtay madarasada Daarul-Qur’aan, oo kamid ah madaarista u gaarka ah haweenka, macallimiin iyo maamulna ka yihiin haween daaciyaat ah.

Waxaa xafladan ku qalin jebinaya boqol arday, kuwaasoo 18 kamid ah xifdiyeen Qur’aanka Kariimka, halka 82 kamid ahna qaateen Tasxiixa Quraanka Kariimka.

Halkaan ka Degso Warbixinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.