Xilli ay Dowladda Fedaraalku sii taag darreyneyso kana quusanayaan dowladihii shisheeye ee taageeri jiray sida Mareykanka, ayaa dhanka kale hadane waxaa ku socda dagaallo xooggan oo ciidankeedu ku dhamaaday.
Dowladda Mareykanka oo kamid ah dowladaha aad utaageera Dowladda Fedaraalk ayaa waayihii dambe bilowday iney joojiso qeyb kamid ah taageeradii ay siinjirtay Dowladda Fedaraalka.
Hadaba si aad wax badan u ogaato hoose ka eeg falanqeyn ku saabsan arrimahan.
Degso falanqeyn.