Monday, April 7, 2025
HomeAll News20 Ruux oo ku Dhintay Shil ka Dhacay Kenya & Dhisme Kusoo...

20 Ruux oo ku Dhintay Shil ka Dhacay Kenya & Dhisme Kusoo Dumay Ismaamul Katirsan Dalkaas.

Wararka ka imaaanaya dalka Kenya ayaa ku waramaya, in khasaarooyin kala duwan ay ka dhasheen shil gaari iyo dhisme kusoo dumaay ismaamul katirsan Kenya.

Haddaan ku horreyno shilka, faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo ka dhacay degmada Kapkatet ee dalka Kenya.

Ugu yaraan 15 ruux ayaa la xaqiijiyay iney ku geeriyoodeen shilkaan, halka ay jiraan tiro kale oo ay dhaawacyo soo gaareen.

Geesta kale 5 ruux ayaa ku dhimatay dhisme kusoo dumay deegaanka Bonchari ee ismaamulka Kisii, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale kuwaas oo la dhigay xarumaha caafimaaadka.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.