Friday, June 6, 2025
HomeUncategorizedXaflad Jamaame Loogu Qabtay ku Dhawaad 20 Arday oo ka Qalin Jabisay...

Xaflad Jamaame Loogu Qabtay ku Dhawaad 20 Arday oo ka Qalin Jabisay Madarasada Al-Hudaa.[WARBIXIN]

Waa munaasabad aad u ballaaran oo ka dhacday magaalada Jamaame ee  Wilaayada Islaamiga Jubbada Hoose, taasoo ay ku qalin jebinayeen ardey dhameystay barashada Quraanka Kariimka.

Tirade ardeyda qalin jebiyay ayaa gaareysay 17 arday, waxayna ka aflaxeen madarasada Al-Hudaa, oo kamid ah madaarista ka furan magaalada Jamaame ee gooblka Jubbada Hoose.

Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa masuuliyin katirsan WIlaayada, odoayaasha dhaqanka gobolka, ardeyda qalin jebineysay, waalidiin iyo macalimiintii soo waxbaray, ka qeybgalayaasha ayaana ahaa kuwa faraxsan.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.