Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsSidee Looga Ciiday Degmada Galhareeri. (SAWIRRO)

Sidee Looga Ciiday Degmada Galhareeri. (SAWIRRO)

Magaalada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud ayaa maanta sida wanaagsan looga ciiday, waxaana fagaare ku yaalla halkaasi dad magaalada oo isuga jira qeybaha kala duwan ee bulshada.

Fagaaraha Al-Aqsaa ee degmada Galhareeri ayay salaadda ku ogeen, iyadoona wejiyadooda laga dareemayay farxad aad u ballaaran ku aaddan Munsaabadda ciiddan.

Hoos ka Daawo Sawirada:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.