Thursday, May 1, 2025
HomeAll News50 Sano oo Kasoo Wareegatay Jabkii Mareykanka ku Gaaray Dagaalkii Vietnam.

50 Sano oo Kasoo Wareegatay Jabkii Mareykanka ku Gaaray Dagaalkii Vietnam.[WARBIXIN]

Mid kamid ah guuldarooyinkii ugu xumaa ee ay wajahday Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay aheyd, haziimadii xooganeyd ee ku gaaray duullaankii ay xukuumadda Washinton ku qaaday dalka Vietnam, kaas oo hadda laga joogo muddo 50 sano ah.

Dagaalkii Vietnam oo ku caanbaxay dagaalkii lagu dulleeyay Dowladda Mareykanka, ayaa waxaa xukuumadda Washington looga dilay 58,000 askari, iyo burburka lacag gaareysa 120 Bilyan oo Doollar.

Halkaan ka Degso Warbixinta Vietnam

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.