Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsShil Diyaaradeed oo Khasaare Geystay oo Markale ka Dhacay Gudaha Maraykanka.

Shil Diyaaradeed oo Khasaare Geystay oo Markale ka Dhacay Gudaha Maraykanka.

Habeenkii xalay waxaa mar kale wadanka Mareykanka gaar ahaan gobolka Pennsylvania ee dhaca Bariga dalkaasi ku burburtay, diyaarad Ambulance ah oo waday bukaan.

Diyaaraddan oo ahayd nooca yaryarka, waxaa saarnaa 6 ruux oo ay kamid yihiin ruux bukaan ah, labo dhaqtar, iyo mid kamid ah qoyska qofka xanuunsan.

Gebi ahaanba dadkan ayaa ku dhintay shilka ay gashay diyaaradda, oo sida Bamka oo kale u qaraxday markii ay dhacday.

Arbacadii lasoo dhaafay ayey ahayd markii shil diyaaradeed oo dhacay magaalada Washington ee wadanka Mareykanka ay ku dhinteen, dhamaan dadkii saarnaa diyaaradaha isku dhacay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.