Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMasuuliyiin Katirsan "Somaliland" oo Loo Diiday Iney Hadal Ka Jeediyaan Munaasabad.

Masuuliyiin Katirsan “Somaliland” oo Loo Diiday Iney Hadal Ka Jeediyaan Munaasabad.

Dowladda Itoobiya ayaa Wafdi kasocday maamulka la baxay Soomaaliland udiiday iney ka hadlaan munaasabad dhaqan oo lagu qabtay magaalada Diridhaba ee dhulka Soomaali-Galbeed.

Munaasabaddan ayaa waxaa loo qabtay ”Xeer Ciise”, wasiirka ciyaaraha oo hogaaminayay wafdiga maamulkaasi ayaana sheegay iney arrintaasi ka dambeysay Dowladda Fedaraalka oo iyada lafteedu munaasabadda qeyb ka ahayd.

Wuxuu intaasi ku daray iney Itoobiya fulisay hadalka Dowladda Fedaraalka oo aysan munaasabadda wax hadal ah ka jeedin.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.