Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsGaroonka Diyaaradaha Baardheere oo ay Saameysay Xayiraadda Duulimaadyada ee Saaran.

Garoonka Diyaaradaha Baardheere oo ay Saameysay Xayiraadda Duulimaadyada ee Saaran.

Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee degmada Baardheere ayaa ka hadlay saameynta ka dhalatay xayiraadda duulimaayada ee ay Dowladda Fedaraalku ku hayso gobolka Gedo.

Wuxuu sheegay in saraakiishii dhawaan dhaawacyadii kasoo gaaray qaraxii Balad-Xaawo ka dhacay ay dayac udhinteen, isagoo tilmaamaya in maadaama ay garoomada gobolku xirnaayeen la waayay meel dhaawacyadooda diyaarad laga saaro.

Sido kale wuxuu sheegay in markii muqdisho la keenayna ay meydkiisa garoonka diyaaradaha laga soo qaadikari waayay.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.