Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsHogaamiyaha Maamulka Jubbaland oo Dib Ugu soo Noqday Magaalada Kismaayo.

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland oo Dib Ugu soo Noqday Magaalada Kismaayo.

Axmed Madoobe oo ah madaxweynaha maamulka labaxay Jubbaland ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo, kadib todobaadyo uu safar ku joogay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.

Arintan ayaa imaaneysa xilli DOwladda Federaalka sheegtay iney xayirtay duulimaadyadii tagi jirtay deegaannada uu ka taliyo maamulka labaxay Jubbaland, waxaana muuqata in arintaasi ay ku fashilantay Dowladda Federaalka.

Axmed Madoobe ayaa waxaa uu xiriir wanaagsan la leeyahay dowladaha Kenya iyo Itoobiya, waxaana duulimadyada ay xanibtay Dowladda Federaalka keliya saameynteeda dareemaya dadka shacabka ah ee isaga kala gudbi jiray gudaha dalka iyo dibadda.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.