Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsHaween Soomaaliyeed oo Gurmad U Uruurinaya Muslimiinta Qazza. .

Haween Soomaaliyeed oo Gurmad U Uruurinaya Muslimiinta Qazza. [Dhagayso].

Haween Muslimaat ah oo kunool magaalada Muqdisho, ayaa halkaasi kaga dhawaaqay olole lagu taageerayo muslimiinta Qazza, ee kudhawaad sanad iyo bar wajahayay aaladda dulmiga ee Maraykanka iyo Yahuudda.

Haweenkan ayaa ololahooda waxay shicaar uga dhigeen Qazza inaga ayay naga mid tahay, waxaana ujeedkoodu yahay iney uruuriyaan dhaqaale gurmad ah walaalaheena reer Qazza.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.