Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMaamulka Jubbaland oo Dalbaday Wadahadal ay La Galaan Dowladda Federaalka.

Maamulka Jubbaland oo Dalbaday Wadahadal ay La Galaan Dowladda Federaalka.

Maamulka labaxay Jubbaland ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wadahadal uu la galo Dowladda Federaalka.

Generaal Yuusuf Dhuumaal oo ah wasiirka Amniga maamulka labaxay Jubbaland, ayaa sheegay iney diyaar u yihiin in wadahadal lagu dhameeyo khilaafka kala dhexeeya Dowladda Federaalka, isagoo ka hadlay saameynta uu ku yeeshey khilaafkan deegaannada uu maamulkooda ka arimiyo.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.