Monday, April 21, 2025
HomeWarka DibaddaMuxuu Trump ugu Kalsoon Yahay, Qorshihiisa Dhagareysan ee Barakicinta uu la Damacsan...

Muxuu Trump ugu Kalsoon Yahay, Qorshihiisa Dhagareysan ee Barakicinta uu la Damacsan Yahay Reer Qazza.?[Warbixin]

Waxaa jira tallaabooyin dhowr ah oo uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump aaminsan yahay iney usuuragelinayaan qorshihiisa ah inuu dadka reer Falastiin ee ku nool magaalada Qazza ka saaro dhulkooda, una barakiciyo wadamada Urdun iyo Masar.

Hadaba maxay yihiin tallaabooyinkaasi, warbixintan ku dhegeyso.

Halkan ka Degso Warbixinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.