Monday, April 21, 2025
HomeWarka DibaddaNusratul-Islaami Wal-Muslimiin oo Qaraxyo la Beegsatay Askarta Burkiina-Faaso.

Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin oo Qaraxyo la Beegsatay Askarta Burkiina-Faaso.

Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul-Islaami Wal Muslimiin ee ka dagaallama saxaraha iyo saaxilka Africa ayaa tiro qaraxyo ah la beegsaday, kolonyo katirsan ciidamada Burkiina-Faaso oo ku socdaalayay, Magaalada Luuruum ee katirsan wadankaasil.

Khasaare nafeed iyo mid hantiyeed ayaa ka dhashay qaraxyadan, kuwaasoo gaaray askarta xukuumadda Wagadugu.

Sidaasi si lamid ah, ciidamo katirsan kuwa Burkiina-Faaso oo roondo ku jiray, ayey Mujaahidiinta jamaacadu la beegsadeen qaraxyo sedax ah, kuwaasoo dhacay gobolka Goa ee wadankaasi.

Qaraxyadan ayaa waxaa sido kale askarta Burkiina-Faaso kasoo gaaray khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed intaba.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.