Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsDagaallo ka Dhacay Dhulka Soomaali-galbeed oo Lagu Dilay Askar Itoobiyaan ah.

Dagaallo ka Dhacay Dhulka Soomaali-galbeed oo Lagu Dilay Askar Itoobiyaan ah.[DHAGEYSO]

Ciidamada Itoobiya ee maamulka Oromia ayaa mar kale weerar kusoo qaaday degmada Qarsaaduulle ee katirsan gobolka Liibaan oo katirsan dhulka Soomaali-Galbeed.

Weerarkan oo dhacay labo maalin kahor ayey askarta Itoobiya ku dhaawaceen dad shacab ah oo Soomaali ah, balse markan waxay la kulmeen sida wararku sheegayaan iska caabin uga timid dhanka Soomaalida, maadama cid ka difaacda ay waayeen.

3 Soomaali ah ayey dhaawaceen ciidamada maamulka Oromada, waxaana la sheegay in iyagana dhankooda la gaarsiiyay dhimasho iyo dhaawac oo gaaraya 2 dhimasho ah iyo 7 dhaawac ah.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.