Gudi ka socday maktabka dhexe ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa waxa uu kormeeray goobaha waxbarashada ee wilaayada islaamiga ah ee Bakool.
Guddiga ayaa waxa uu kulamo dhowr maalmood socday la qaatay howlwadeennada, masuuliyiinta, waxgaradka iyo waalidiinta Bakool, waxaana munaasabad lagu soo xirayay kulanka ay ka dhacday Buurdhuxunle oo katirsan wilaayadaas.
Halkaan ka Degso Warbixinta Booqashada