Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsWiil Dhalinyaro Mooto Bajaaj Kaxeynayay oo Lagu Dhaawacay Muqdisho.

Wiil Dhalinyaro Mooto Bajaaj Kaxeynayay oo Lagu Dhaawacay Muqdisho.

Askari katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa si bareer ah magaalada Muqdisho dhaawac culus ugu geystay wiil dhalinyaro ah, iyadoona ehelkiisu ay dalbadeen cadaalad.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xaafad katirsan degmada Dharekenley ee magaalada Muqdisho ka dhacay, toogasho bareer ah oo uu askari katirsan Dowladda Fedaraalka u geystay wiil dhalinyaro ah.

Wiilka dhalinyarada ah oo lagu magacaabo Shaafici, kana mid ah dhalinyarada ka xeysa Mooto Bajaajta, ayaa waxaa soo gaaray dhaawac aad u daran iyadoo kolkii hore dhimasho loo diiwaan galiyay.

Ehellada wiilka dhalinyarada ah iyo bajaajleyda oo ka hadlay falkaan ayaa waxa ay sheegeen, in Shaafici uu xaraarug yahay kuna jiro xaalad ay geeridu dhaanto, iyagoona cadaalad dalbaday.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.