Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 06-08-1446 oo waafaqsan 04-02-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
Halkan ka Degso Dhuuxa Wareesiyada 04 02 2025.