Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsSiyaasi: Xasan Sheekh iyo Maamul Goboleedyada Waxay Isku Hayaan Dano Shakhsi.

Siyaasi: Xasan Sheekh iyo Maamul Goboleedyada Waxay Isku Hayaan Dano Shakhsi.

Saciid Cabdullaahi oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaalida, ayaa tilmaamay in khilaafka ka dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamullada Jubbaland iyo Puntland, aanu ahayn khilaaf salka ku hayo dano Soomaaliyeed.

Wuxuu sheegay in keliya khilaafku yahay khilaaf dano shakhsiyadeed ku dhisan, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed usoo jeediyay iney ku baraarugaan dhibaatada uga imaaneyso Siyaasiyiinta danleyda ah.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.