Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsCadaadis Horleh oo Dowladda Federaalku Kusoo Rogtay Ganacsatada Muqdisho.

Cadaadis Horleh oo Dowladda Federaalku Kusoo Rogtay Ganacsatada Muqdisho.

Dowladda Federaalka ayaa soo rogtay tallaabo ay ku cadaadineyso ganacsiga xorta ah ee Soomaalida, iyadoo sheegtay in ganacsatada laga rabo iney qaab cusub isku diiwaan geliyaan.

Cabdifitaax Aadan oo ah afhayeenka Booliiska Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in ganacsatada la farayo iney qaataan warqadda loo yaqaano dembi la’aanta, taasoo la sheegay iney ka qaadanayaan CID-da.

Mashruucan ayaa ah weji horleh oo ay Dowladda Federaalka ku baadeyso ganacsatada Soomaaliyeed, sidoo kalena ku cadaadineyso ganacsiga xorta ah ee shacabka Soomaaliyeed, waxaana ay si cad u sheegtay iney talo bixinta mashruucan ay wataan hay’ado Shisheeye.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.