Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMareykanka oo Soo Saaray Xeer uu ku Mamnuucayo Adeesiga Erayga Daanta-Galbeed.

Mareykanka oo Soo Saaray Xeer uu ku Mamnuucayo Adeesiga Erayga Daanta-Galbeed.

Dowladda Mareykanka ayaa Soo saartay Xeer ay ku Mamnuuceyso adeesiga erayga Daanta-Galbeed ee loo yaqaan qeyb kamid ah dhulka Falastiin ee gumeysiga ku jira.

Waxay sheegtay inaan loo adeegsan karin dukumiintiyada dowaladda islamarkaana lagu bedelay, magac ay Yahuuddu utaqaano dhulkaasoi.

Tallaabooyinka ayaa ah kuwo uu Mareykanku ku taageerayo Yahuudda.

Halkaan ka Degso Warka Mareykanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.