Boqollaal kun oo ruux oo kamid ah shacabka Qazza ayaa heshiiskii xabad joojinta kadib, waxay kasoo laabteen Koonfurta Qazza, iyagoo tagay guryahooda burbursan ee kuyaala Wuqooyiga, halkaasoo ay ku heysato xaalad adag oo dhanka nolosha ah.