Magaalada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, waxay kamid tahay magaalooyinka waaweyn ee caanka ah, Allaahna uu ku manneystay nimcooyin kala duwan, warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ayaana diyaarisay barnaamij xalaqaat ka kooban, oo ay ugu kuur galeyso xaaladda magaalada iyo horumarada kajira, waana xalqada ugu dambeysa ee barnaamijka.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Gaar ah Jamaame Tacab iyo Tacliin. 07