Waaliga Wilaayada Islaamiga Jubbada Dhexe Sheekh Cali Darwiish, ayaa ka hadlay dabkii dhawaan ka kacay suuqa weyn ee magaalada Saakow, kaasoo basbeeliyay xarumo ganacsi.
Waaliga wuxuu ka tacsiyeeyay dadka ku dhintay dabka, isagoo sidoo kale sabarsiin u diray dadka muslimiinta ah ee ku hanti beeley dabka.