Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsTurkiga oo Wafdi Heersare ah u Diray Dalka Itoobiya Si loo Dardargeliyo...

Turkiga oo Wafdi Heersare ah u Diray Dalka Itoobiya Si loo Dardargeliyo Boobka Badda Soomaaliya.

Dowladda Turkiga ayaa wafdi heer sare ah usoo dirtay dalka Itoobiya, si loo dardar geliyo dhaqan-galka heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay Ankara ku kala saxiixdeen Itoobiya iyo Dowladda Fedaraalka.

Wafdigan ka socday Turkiga, ayaa Khamiistii lasoo gaaray soo gaaray dalka Itoobiya, waxaa soo dhaweeyay oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya.

War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay, iney ka wada hadleen iyaga iyo wafdiga Turkiga sida ugu fudud ee ay Itoobiya ku qaadan karto qeybta badda Soomaaliya looga saxiixay.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.