Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsDagaal u Dhexeeyay Ciidanka Maamulka Puntland iyo Kooxo Hubeysan oo ka Dhacay...

Dagaal u Dhexeeyay Ciidanka Maamulka Puntland iyo Kooxo Hubeysan oo ka Dhacay Gaalkacyo.

Is-rasaaseyn xalay fiidkii ka billaabatay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa soo gaartay saaka, taasoo u dhexeysay ciidamada isku dhafka ee maamullada Puntland iyo Galmudug iyo koox hubeysan.

Waxaa ka dhashey dagaalka inta la ogyahay dhiamshada hal askari oo katirsan ciidamada isku dhafka ee maamullada Puntland iyo Galmudug,

Lama oga waxa uu salka ku hayo dagaalka, laakiin deegaannada ay ka jiraan maamul goboleedyada waxaa inta badan ka dhaca dagaallo u abaabulan hab qabiil.

Halkaan ka Degso Warka Gaalkacyo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.