Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMadaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo oo Hanjabaad u Diray kan Soomaaliland.

Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo oo Hanjabaad u Diray kan Soomaaliland.

Cabdulqaadir Axmed Firdhiye oo ah madaxweynaha maamulka labaxay SSC-Khaatumo, ayaa hanjabaad u diray maamulka labaxay Soomaaliland.

Wuxuu sheegay in nabadda uu ku baaqayo Cabdiraxmaan Cirro ay tahay mid afka baarkii ah, markalena ay eedi doonaan dagaallada ay ka wadaan Ceerigaabo, sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu sheegay Ceerigaabo illaa Ceynaba iney yihiin deegaanno masiirkoodu ka talinayo maamulka uu isagu hogaamiyo ee SSC-Khaatumo.

Halkaan ka Degso Warka Firdhiye

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.