Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMaamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo ka Hadlay Dagaalladii ka Dhacay Gobalkaas.

Maamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo ka Hadlay Dagaalladii ka Dhacay Gobalkaas.[WAREYSI]

Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan, ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxa uu kaga warbixiyay, dagaallo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacay qeybo kamid ah gobalkaas.

Waxa uu waaligu sheegay in dagaalladaasi lagu dilay 37 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka iyo dhaawaca in ka badan 60 kale, ayna jiraan gaadiid la gubay iyo agabyo ay ku furteen dagaalladaas.

Halkaan ka Degso Wareysiga Waaliga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.