Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMukhtaar Roobow oo Sheegay iney Jiraan Wadaado u Diiwaan Gashan oo Booqda...

Mukhtaar Roobow oo Sheegay iney Jiraan Wadaado u Diiwaan Gashan oo Booqda Furimaha Dagaalka.

Mukhtaar Roobow, oo ah wasiirka waxa loogu yeero wasaaradda Awqaafta ee Dowladda Federaalka, ayaa sheegay iney jiraan wadaado ay diiwaangelisay wasaaradiisa, oo shaqadoodu tahay iney tagaan furimaha, si ay ula hadlaan ciidamada Dowladda Federaalka.

Wuxuu sheegay in wadaadahaas ay wasaaraddu qortay, ayna yihiin dad diiwaangshan, oo qabanaya shaqo rasmi ah oo loo igmaday.

Tani ayaa ka tarjumeysa in wadaadaha qaar ee kujira safka Shisheeyaha, islamarkaana sheega iney kasoo horjeedaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, aaney diin ka ahayn, keliyana ilaashadaan lacagaha yar ee ay Dowladda Federaalka u qortay.

Halkaan ka Degso Warka Mukhtaar Roobow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.