Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsUrurka Haweenka ee Dowladda Fedaraalka oo Sheegay in Xoog iyo Jirdil Looga...

Ururka Haweenka ee Dowladda Fedaraalka oo Sheegay in Xoog iyo Jirdil Looga Saaray Guriga Hooyooyinka.

Ururka haweenka ee taabacsan Dowladda Federaalka, ayaa sheegay iney tacaddi kala kulmeen ciidamada Dowladda Federaalka oo soo weeararay guriga HOoyooyinka.

Haweenkan ayaa sheegtay in loo awood sheegtay, ciidamada Dowladda Federaalkana ay gacanta ula tageen haweenka, oo qaarkood xabsiga la dhigay.

Waxay tilmaameen in arintan oo kale aaney marnaba fili jirin, maadaama ay qeyb ka yihiin Dowladda Federaalka.

Halkaan ka Degso Warka Ururka Haweenka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.