Ganacsatadii ku hanti beeshay suuqii dhawaan ku gubtay magaalada Hargeysa ayaa billaabay iney si iskood ay ay dib u billaabaan ganacsiga.
Tan iyo wixii ka dambeeyay dabkii dhawaan ka kacay suuqa gobannimo ee magaalada Hargeysa, waxay qaar kamid ah ganacsatadu billaabeen iney billaabaan ganacsigii hore.
Kuwaani waa qaar kamid ah haweenka oo dib u billaabay ganacsiga, kuwaas oo iibinaya dalagga dalka iyo waxyaabo kale.