Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsQarax Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Deyniile iyo Ciidanka Uganda oo la...

Qarax Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Deyniile iyo Ciidanka Uganda oo la Weeraray.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala Muqdisho waxay xalay qarax la beegsadeen askar katirsan Dowladda Fedaraalka.

Weerarka ayaa waxaa si gaar ah loola beegsaday ciidamo ku sugnaa xaafadda Gubta gaar ahaan halka loo yaqaan Tiida ee degmada Deyniile.

Waxaa qaraxaasi waxaa ku dhintay askari lagu loo aqoon jiray Indhoos, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale.

Geesta kale Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku miray, askarta shisheeyaha Uganda ee saldhigga ku leh, degaanka Gol-weyn oo katirsan Sh-hoose.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.