Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaa maalintii shalay ka dhacay shil gaari oo geystay khasaare nafeed.
Gaari nuuca iska rogaha ah ayaa waxa uu magaalada ku jiireen haweeney waayeel ah, taas oo isla goobta ku geeriyootay.
Qaar kamid ah dadkii goobjoogayaasha ah ayaa ka warramay shilka ka dhacay, waxayna sheegeen in wadooyinka ay dhibaayooyin ku qabaan iyo darawallada oo si xawaare leh u ka xeeya gaadiidka.