Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsWiil Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne.

Wiil Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne.[DHAGEYSO]

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dil loo geystay wiil dhalinyaro ah, oo kamid ahaa dadka ka shaqeysta magaalada.

Wiilka la dilay waxaa lagu magacaabaa Fanax, waxaana dilkiisa loo adeegsaday toorrey.

Muran soo kala dhexgalay gacan kudhiiglaha iyo Fanax, ayaa ugu dambeyn dhaliyay in Fanax dhowr toorrey lagu dhufto, sidaasina uu goobta ugu dhinto.

Halkaan ka Degso Warka Baladweyne

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.