Muslimiinta Qazza ayaa si karti iyo dadnimo leh, waxay uga jawaabeen hanjabaadda iyo islaweynida madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, kaasoo dhawaan sheegay in Qazza Jaxiimo isku bedeli doonto, haddii maalinta Sabtida aan lasii deynin dhamaan maxaabiista Yahuudda.