Shacabka dulmi diidka ah ee Marinka Qazza wuxuu leeyahay sooyaal iyo taariikh ifeysa, oo ay tahay iney ku daydaan shucuubta caalamka Islaamka, marka la joogo iska dhicinta cadaawadaha soo duulay.
Hadaba Sidee ayay Reer Qazza Taariikh ahaan U Fashiliyeen Ingiriiskii iyo Dhaq-dhaqaaqii Sahyuuniyadda?