Nafaaaddu waa qeyb kamid ah Iimaanka, sidaasi darteed waxaa muhiim ah in bulshada Muslimka ah ay ku dadaasho ilaalinta Nadaafadda ayna ku barbaaariyaan ubadkooda yaryar.
Haddaba sidee ayaan ubadka yaryar ugu tarbiyeyn karnaa ilaalinta Nadaafadda? maxayse tahay kaalinta uu macallinku ku leeyahay inuu ilmaha yar ku barbaariyo Nadaafadda? ku dhageyso warbixintaan.