Ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa weerar ku qaaday dad rayid ah oo ku sugnaa deegaan katirsan gobalka Sh-hoose.
Habeenkii xalay askar katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa weerar ku qaaday, dad rayid ah oo ku sugnaa deegaanka Gumeysi-diid ee gobalka Sh-hoose, iyagoona halkaasi ku dilay 1 ruux, halka ay laayeen xoolo badan oo ay lahaayeen dadka deegaanka.
Qaar kamid ah dadkii ay dhibaatada u geysteen ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaan ka wareysanay, weerarka ay kala kulmeen askartaas iyo khasaaraha kasoo gaaray.
Halkaan ka Degso Warka Sh-hoose