Maalmo kahor waxaa xaafad katirsan magaalada Hargeysa laga afduubtay gabar yar oo lagu magacaabo Marwo Mowliid, taasoo markii dambe la helay.
Kooxda dad qalato ah oo shisheeye iyo Soomaaliba isugu jira ayaa gabadhan gacanta ku dhigay, waxaana markii dambe kasoo badbaadiyay Allaah.
Gabadha iyo hooyadeed oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warramay sida ay wax udhaceen.