Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsTahriibayaal Soomaali ah oo ku Dhibaateysan Dalal Dhaca Wuqooyiga Afrika.

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku Dhibaateysan Dalal Dhaca Wuqooyiga Afrika.

Waxaa isa soo taraya Soomaalida ku dhamaaneysa Saxaraha iyo Badaha dhaca dalalka kamid ah woqooyiga Afrika.

Dhibaatooyin kala duwan ayay wajahayaan dadka Tahriibayaasha ah ee doonaya iney ka gudbaan saxaraha iyo badaha dhaca wadamada woqooyiga Afrika si ay gaaraan qaaradda Yurub.

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa isa soo tarayay dadka Soomaalida ah ee ku dhimanaya wadooyinka halista ah ee ay u maraan tahriibka, halka kuwa kalana ay dhibaatooyin adag wajahayaan.

Salaad Cali Catoosh oo ah safiirka Dowladda Fedaraalka u fadhiya dalka Morocco ee Woqooyiga Afrika ayaa ka warramay dhibaatooyinkii ugu dambeeyay ee ay marti galiyeen tahriibayaasha Soomaalida, isagoo xusay in qaar kamid ah dadkaasi ay geeriyoodeen.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.