Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 17-08-1446 oo waafaqsan 16-02-2025, Wara Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.