Iyadoo uu wali socdo heshiiska xabad joojinta iyo maxaabiis isdhaafsiga ee dhexmaray kooxaha muqaawamada Filastiiniyiinta iyo maamulka Yahuudda.
Maamulka Yahuudda ayaa waxa uu dadka Filastiiniyiinta ah ee uu sii daayay waxa ula dhaqmay si ihaano ku jirto, isagoo ugaliyay dhar lagu xardhay astaamaha Yahuudda iyo hal ku dhigyo goodis ah oo ay dadkaasi ugu sheegayaan iney leyn doonaan.