Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa madaxda ku eedeeyay in marna ay Itoobiya dhahaaan waa cadow Alle marna ay ukala dhuuntaan.
Xildhibaan Murjaan oo kamid ah Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay, in wax lala yaabo ay tahay in Xasan Sheekh iyo madaxda kale ay xilliyada qaar dhahaan Itoobiya waa cadowga Allaah, saasoo ay tahay uu had iyo jeer u dhuunto Adis Ababa.