Friday, June 20, 2025
HomeAll NewsYurub oo Kordhineysa Miisaaniyadda Milliteriga Kadib Guushii Donald Trump. .

Yurub oo Kordhineysa Miisaaniyadda Milliteriga Kadib Guushii Donald Trump. [Dhagayso].

Kadib markii Donald Trump uu ku guuleystay tartanka madaxtnimada dalka Maraykanka, waxaa walaac lasoo gudboonaaday dowladaha qaaradda Yurub, maadaama Trump uu yahay siyaasad ahaan qof aan la isku halleyn karin, oo qaadanaya go’aanno iskiis ah.

Dowladaha Yurub ayaa hadda go’aansaday iney kordhiyaan miisaaniyadda ciidanka iyo amniga, maadaama aan lagu tashan karin Donald Trump, marar badanna uu sheegay inuu ka baxayo ururka Nato.

Halkan kala deg Warbixinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.