Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-08-1446 oo waafaqsan 18-02-2025, Wara Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.