Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsIngiriiska oo Sheegay inuu Diyaar u Yahay Ciidamo uu u Diro Dalka...

Ingiriiska oo Sheegay inuu Diyaar u Yahay Ciidamo uu u Diro Dalka Ukraine.

Iyadoo madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu wado isku day lagu soo afjarayo dagaalka Ukraine, oo aaney ku qanacsaneyn dowladaha Yurub iyo Ukraine, ayay reer Yurub waxay ku jiraan xaalad heegan ah.

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegay in dhankeeda ay diyaar u tahay, iney ciidamo milliteri u dirto dalka Ukraine, si ay qeyb uga qaataan difaaca dalkaas.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.