Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh Markale ku Jeeskeesay Bulshada ku Dhaqan Magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh Markale ku Jeeskeesay Bulshada ku Dhaqan Magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa markale ku jees-jeesay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Muqdisho, oo la dhiban lacagaha baadda ah ee maalin weliba lasoo rogo, iyadoo canshuur lagu sheegayo.

Wuxuu sheegay Xasan Sheekh Maxamuud, in mar weliba ay shacabka Soomaaliyeed iyagu khaldanyihiin, hadiiba mowduucu yahay bixinta lacag, waxaana uu sheegay iney la gudboontahay iney bixiyaan wax weliba oo ay Dowladda Federaalka kusoo rogto.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka wuxuu sheegay in dowladiisu aaney wax naxriis ah qorin, marka ay arintu joogto lacagaha ay qaadayso, isagoo ganacsatada iyo dadka Muqdisho ku nool ku amray iney bixiyaan lacagaha.

Halkaan ka Degso Warka Xasan Sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.