Waxaa xaalad degnaansho ah laga soo sheegayaa goobihii saaka lagu dagaallamay ee kamid ah gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo deegaannada afarta ahba u hareen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.