Maalmo kadib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo doortay xilka madaxtinimada Dowladda Federaalka, wuxuu ku dhawaaqay xamlo ballaaran oo lagu doonayay in lagu dumiyo Wilaayaatka Islaamiga.
Ololihii dagaal ee uu Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maraykanka oo iskaashanaya kusoo qaadeen Wilaayaadka Islaamiga ayaa fashilmay, iyadoo dhamaan ahdaafti dagaalkaas ay noqdeen kuwa hal cabaad lagu lisay ah, Hadaba maxay yihiin asbaabaha keeney fashilka Xamladii lagu soo qaaday Wilaayaatka Islaamiga, waxaa falanqeyntan isku dul taagaya walaalkeen Maxamed Cali Aadan.
Halkan kala deg Falanqeyn- Asbaabaha Fashilka Xamlada Xasan Sheekh