Waxaa warar kusoo dhacay warqabadka warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ku waramayaan, in tiro maxaabiis ah lagu qabtay dagaalladii maanta ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana maxaabiista la qabtay kamid ah saraakiil.